“Waxa aan ku Baaqayaa Waa Midnimo” Ismaaciil Cumar Geelle.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Jabuutii Ismaciil Cumar Geele oo Booqasho Ku Jooga Magaaladda Muqdisho ayaa Maanta ka Qayb Galay Munaasibad Lagu Daahfurayey Kalfadhigii Labadda Aqal ee...

Maal-Qabeen Hindi ah oo u Geeriyooday Hawl-Gal Timo Loogu Beerayay.

Ninka oo da’disu tahay 43 Jir Hantiile ah,ayaa waxa uu geeriyooday 12 Sacaacadood ka dib,markii lagu sameeyay Hawl-gal Timo loogu beerayay Cisbitaal ku yaalla...

Dad Tirro Badan oo Ku Nafwaayey Roobab Ka Da’aya Meelo Kamida Africa.

Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhintay halka kumanaan kalana ay hoy la’ aan yihiin kadib kadib roobab xoogan oo maalmihii lasoo dhaafay ka...

Sidee Lagusoo Celin Karaa Kalsoonidii Lagu Qabay Shirkadda Ethiopian Airlines?

Shirkadda diyaaradaha ee dalka itoobiya ee ethiopian airlines ayaa shaacisay in muddo lix bilood ah ay qaadan karto, xaqiijinta haybta dadkii ku nafwaayay burburkii...

Wiil Da’yar oo Bahdilay Xildhibaan Muslimiinta ku Edeeyay Weerarkii Shalay

Wiil Dhallinyaro ah oo Beed Madaxa Kaga Dhuftay Xildhibaansi Jees-Jees ah uga Hadlay Weerarkii Lagu Dilay Muslimiinta Badan Wiil Dhallinyaro ah ayaa Xabbad Beed ah...

40 Sano Kadib Markii uu Ka Qaxay Dagaaladii, Afqaanistaan ​​Wuxuu Ku Dhintay Weerarkii New...

Sanadkii 1979-kii, Haji Da'uud Naabi waxa uu ka baxsaday dagaalkii Ciidamadda Soofiyeeti iyo Dawladda Afgaanistaan ​​Waxaanu isaga iyo qoyskiisa Magan galyodoon ku Galeen Waddanka...

Dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya oo Wadda Hadal uga Furmay Muqdisho.

Madaxwayneyaasha Dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa wadahadallo labo geesood ah ku yeeshay Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya ee Magaaladda Muqdisho. Wadd Hadallada Labadda Madaxweyne ayaa La sheegay...

Soomaali Badan oo Ka Shaqaysata Suuq Muddo yar aad Maalqabeen Ku naqon Kartid.

Waxaa Baryahan Danbe soo Badanaya Dadka Soomaalida ah ee ka Shaqaysta Suuqa Sarifka Lacagaha ay Isiticmalaan Dawladaha Dunidda Kaas oo Loo yaqaano Forex. Telefishanka SAAB...

Dunida oo Ka Hadashay Muslimiinta Lagu Laayey New Zealand

Waxaa Isaasoo Taraysa Dawladdaha Muslimiinta ee Ka Jawaabaya 49-Ruux oo Muslimiin ah Kuwaas oo Lagu Laayey Toogasho ka Dhacday Laba Masaajid oo Ku yaala...

49- Ruux oo Lagu Dilay Waddanka Masjid Ku yaala Waddanka New Zealand.

Dad Badan ayaa La Sheegay in ay Ku Dhinteen Weerar Argagixiso oo Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Christchurch ee dalka New Zealand. Qof hubeysan ayaa...

Qaramada Midoobay ayaa Sheegtay in 500 Oo Qof Lagu Dilay Jamhuuriyada Dimuqraadiga ee Congo.

Baadhitaan ay samasay Qaraamda midoobay ayay ku ogaatay in dad gaadhay 500 qof lagu dilay dalka jamhuuriyadda dimuqraad ee koongo, intii lagu guda jiray...

Arday 23 Sano Jir Ah Oo Malaayin Dollar Ka Shaqaysta internetka.

Sidee ayey suurtagal u tahay arday 23 sano jir ah in uu Bishiiba Shaqaysto Lacag gaadhaysa $ 50,000 si uu u iibsado Gaadhi Qiimihiisu...

Madaxwaynaha Faransiiska Emanual Macron oo Booqasho ku Jooga Jabuuti.

Madaxwaynaha Dalka Faransiiska Emanual Macron ayaa Safar Ku Jooga Magaaladda Jabuuti ee Caasimadda Waddank Jabuuti. Madaxwyne Emanual Macron ayaa Xalay Goor Danbe Soo Gaadhay Waddanka...

Mareykanka “diyaarada Boeing 737 Max 8 Waa mid ammaan ah oo la isticmaali karo”

Maraykenka ayaa Sheegay in ay Rumaysan yihiin in Shirkadaha isticmaala Diyaaradda Boeing 737 Max 8 ay Tahay Mid amaan ah oo La Isku Halayn...

Khasaaraha Ka Dhashay Burburkii Diyaaradda Ethopia Airlines

Diyaarad ay Leedahay Shirkada Diyaaradaha ee Ethopia Airlines ayaa Burburtay Iyadoo Kusii Jeedda Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya. Maamulka Diyaaradda Ethopia Airline ayaa Sidoo Kale...

“Obama Waxa uu ahaa Dilaa Hadal Macaan,” Ilhan Cumar.

Xildhibaanad Ilhan Cumar oo ah Gabadh Soomaaliyad Ka Tirsan Aqalka congresska Waddaanka Maraykenka ayaa Markii ugu Horaysay is Barbardhig Ku Samaysay Siyaasadaha Madaxwaynihii Horre...

Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya oo Ku Geeroyooday Magaaladda Dubia.

Alle Ha u Naxaristee Waxaa Magaalada Dubia ee Wadanka Imaaraatka Carabta Ku Geeriyooday Wasiirkii Dastuurka Dawladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil. Geeridda Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh...

Dawladda Maxaa Ka Hortaagan inay La Timaado Qorshe Lagu Sugayo Amniga Caasimadda?

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya Waxay Sanadihii ugu Danbeeyay Marti galinaysay Xaalad Amni Darro oo isugu Jira Dilal Badheedh ah, Qaraxyo, Dhac Xoole...

Erdogan oo Ka Jawaabay Caga Juglayn uga Timid Maraykenka.

Madaxweynah Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, ayaa sheegay in aanu marnaba dalkiisu ka laaban doonin heshiiska uu la galay dalka Ruushka oo dhigaya in...

Itoobiya oo Dalbanaysa 1.3-Bilyan oo Gargaar Bina’aadanimo ah.

Dawladda itoobiya iyo Qaramada midoobay ayaa si wada jira u shaaciyay in itoobiya ay u baahan tahay aduun lacageed oo ka badan 1.3-Bilyan oo...