Muxuu Yahay Qorshaha “Suunka iyo Wadadda” ee Shiinuhu Damacsan-yahay?

Dawladda shiinaha ayaa wali wada qorshaha ay boodhka kaga jafayso qorshaha ballaadhan ee loo yaqaano “suunka iyo wadada” oo uu shiinuhu sameeyay sanadkii 2013-kii,...

Dawladda Federaalka oo Shariif Sheekh Axmed Muqdisho Kusoo Dhawaysay.

Xubno ka tirsan golaha Wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha magaaalada Muqdisho guddoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran Shariif Sheekh Axmed. Wasiirka Amniga Soomaaliya...

Putin iyo Kim Jong Un oo Kulankoodii Koobaad Yeeshay.

Madaxweynayasha Wadamada Ruushka iyo kuuriyada Waqooyi ayaa markii ugu horeysay kulmay, iyagoo kawada hadlaya Arimaha barnaamijka nukliyeerka ee Kuuriyadda  Waqooyi. Vldamir Putin iyo kim jun...

Saraakiisha ugu Saraysa Milateriga Dalka Sudan oo Xilkii iska Casilay.

Qaar ka mid ah saraakiisha miltariga ee dalka sudan ayaa iscasilay, kadib dibadbaxayda aan kala go’lahayn ee dalkan ku yaala waqooyi bari qaarada afrika...

Shacabka Masar oo u Codeey Afti ee Xukunka Loogu Kordhinayo Abadul Fatah Asisi

Shacabka dalka masar ayaa taageeray waxa kabadal lagu sameeyay dastuurka dalkaas, oo madaxweynaha talada haya, Cabdul Fatah Alsis u ogolaanyaa in uu xukunka sii...

Xiisadda u Dhaxaysa Maraykenka iyo Iran oo Cirka Iskusii Shareeraysa.

Baarlamanka dalka iran ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay qaraar dhamaan ciidamada dalka Maraykeka ku suntaya in ay yihiin Argagixso. Qaraarkan ayaa imanaya hal...

Itoobiya iyo Bangi Laga leeyahay Kuuriya oo Kala Saxiixday Dayn Gaadhaysa 264-Milyan.

Dawladda federaalka itoobiya iyo banigaga lagu magaacaabo exim banka ee dalka kuuriya ayaa kala saxeexday laba heshiis oo dayn ah kuwaas oo ku kacaya...

Hogaamiyeyaasha Midowga Africa oo Shir Deg Deg ah Ku yeelanaya Dalka Masar.

Dalka masar ayaa martigaliyay shir madaxeed degdeg ahaa oo ay iskugu yimaadeen madaxda midawga afrika. Shir-madaxeedka waxa shirgudoominaya madaxwyenaha dlalka masar cabdi alsii oo imika...

Sacuudiga oo martiqaad u soo diray madaxda dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti

Boqorka dalka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz ayaa martiqaad soo gaarsiiyay madaxda dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle. Martiqaadka Boqorka Sacudiga...

Warbixin ku saabsan Ilmo Yar oo markii uu dhashay laga xaday isbitaalka SOS

Maamulka Isbitaalka SOS ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay Ilmo yar oo la xaday 24 Saac kaddib markii ay hooyada ku umushay Isbitaalka. Cunuga...

Kooxda Daacish oo Sheegatay Weerar ay ka Gaysatay Dalka Congo.

Kooxda daacish ee dalka ciraaq ayaa sheegatay weerarkii ugu horeeyay ee ay ka gaysato dalka ku yaala badhtamaha qaaradda afrika ee koongo. Waxayna weear...

Ra’iisul Wasaarihii Dalka Maali oo Xilkii iska Casilay.

Raysalwsaarihii dalka mali iyo dawladiisii ayaa xilka ka tagay, ka dib afar todobaad markii la xasuuqay dad 160 qof gaadhayay, oo lagu dilay weeraro...

Dalka itoobiya ayaa loo aqoonsaday waddanka ugu koboca sareeya dhanka Dalxiiska Dunidda.

Dalka itoobiya ayaa loo aqoonsaday waddanka ugu koboca sareeya dhanka Dalxiiska Dunidda. Hayadda socdaalka iyo dalxiiska ee marka magaceeda lsoo gaabiyo loo yaqaano WTTC ayaa...

Facebook, WhatsApp iyo Instagram oo Saacado hawadda ka Maqnaa.

Shabakadaha ay  bulshada ku Xidhiidho ee Facebook, WhatsApp iyo Instagram, ayaan Sacadihii ugu Danbeeyay Hawadda ka Maqnaa taas oo  Saamayn ku yeelatay dadka isticmaala...

Banaanbax Lagasoo Horjeedo Dawladda Soomaaliya oo ka Socda Muqdisho.

Askari ka Tirsan Ciidamadda Dawladda Soomaaliya ayaa Magaaladda Muqdisho ku Dilay Laba Qof oo Wadda Saarnaa Bajaaj Kuwaas oo La Sheegay in ay Waalid...

Doorashadda ugu Wayn Dunidda oo Looga Dareeray Hindia

Daweynah india ayaa u codaynaya wareegii koobaad ee doorashooyinka guud ee dalkan ku yaala koonfurta qaarada asia.Raysalwasaaraha india nrendra modi ayaa raadinaya in mar...

Albashiirka Suudaan oo Billo Rabshado Dhacayeen Kadib Xilkii ka Dagay.

Madaxweynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Axmed Al-Bashiir ayaa si rasmi ah isu casilay kaddib banaanbax shan habeen oo xiriir ah ka socday Iridda Madaxtooyada...

Japan: Kumanaan Qof oo Guryahoodii Lagu Celiyey 8-Sanno Kadib.

Dawladda japan ayaa qayb ahaan fasaday degitaanka mid ka mid ah labadii magaalo ee snadkii 2011-kii ay ka dhacday sunaamidu. Sunaamida ayaa wax yeelaysay...

Dagaal la is Mari la’yahay oo Wali ka Socda Dalka Liibiya.

Dagaalka u dhexeeya ciidanka dawladda ee ay Qaramada Midoobay aqoonsantahay iyo kuwa daacadda u ah Gen khalifa xaftar ayaa kusii fidiya Hareeraha Magaalada Caasimadda...

Dhulka ay Maamusho Isra’iil oo ay Si Rasmi ah uga Bilaabantay Codaynta Doorashada.

Goobaha codaynta ayaa si rasmi ah loo furay subixii hore ee saaka, iyadoo dadka israa’iiliyiinta ahi ay soo dooran doonaan hogaamiye cusub, ama mar...