Magalada Burco, gaar ahaan Hotel HASS, wax saaka ka furmay tartanka ”Hibo iyo Hal-abuur”, tartankaas oo ah mid lagu tartamayo hibada iyo hal-abuurka sida dadka leh hibooyinka maaso curinta, ciyaar-dhaqmeedyada iyo dadka farshaxanka ah,
Tartanka saaka Burco ka furmay, ayaa waxaa soo qaban qaabisay haayaddaa waddaniga ah ee SOYDAVO.
Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto wararkii ugu dambeeyay.
Dalka Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay ee uu dalkaasi yeesho, kaas…
Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan…
Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in qorshaha ay dawlad ahaan ku doonayaan inay heleen meel ay…
Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka kooban 12 qodob, ayaa waxa ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo…
Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo…