Magalada Burco, gaar ahaan Hotel HASS, wax saaka ka furmay  tartanka ”Hibo iyo Hal-abuur”, tartankaas oo ah mid lagu tartamayo hibada iyo hal-abuurka sida dadka leh hibooyinka maaso curinta, ciyaar-dhaqmeedyada iyo dadka farshaxanka ah,
Tartanka saaka Burco ka furmay, ayaa waxaa soo qaban qaabisay haayaddaa waddaniga ah ee SOYDAVO.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto wararkii ugu dambeeyay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga