Kooxda Arsenal ee ka ciyaarta horyaalka waddanka Ingiriiska ayaa si rasmi ah shaqada uga caydhisay tababarihii kooxdaas.
Unai Emery ayaa shaqaddan hayay muddo 18 bilood ah, waxaanu la daalaadhacayay guul-darrooyin badan oo kooxda soo wajahay iyadoo taageerayaasha qaarna ay ku canaanteen qaab ciyaareedkiisa kooxda.
Waxa loo badaniyaa in uu bedelo macalinka reer Sweden ee Freddie Ljungberg. Iyadoo ay sugayso shaqo badan xili uu wax badan ka qaban karo kooxda maadaama uu xili-ciyaareedku meel dhexe marayo.
Dalka Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay ee uu dalkaasi yeesho, kaas…
Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan…
Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in qorshaha ay dawlad ahaan ku doonayaan inay heleen meel ay…
Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka kooban 12 qodob, ayaa waxa ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo…
Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo…