Categories: Ciyaaraha

Yaa yimid yaase ka tagay 6-da kooxood ee ugu waa wayn Premier League?

Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda Yurub ee bisha Janaayo ayaa xalay Xidhmay iyadoo maalinkii ugu dambaysay uusan dhaq-dhaqaaq xoogan sameyn kooxaha ugu waa wayn Ingiriiska.

Haddaba waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa xiddigaha yimid iyo kuwa ka tagay 6-da kooxood ee ugu tunka wayn Premier League.

ARSENAL:

Yimid: Denis Suarez (Barcelona, Amaah)

Tagay: Emiliano Martinez (Reading, Amaah)

Emile Smith Rowe (Leipzig, Amaah)

CHELSEA

Yimid: Christian Pulisic (Borussia Dortmund, £58m), Gonzalo Higuain (Juventus, Amaah)

Tagay:

Christian Pulisic (Borussia Dortmund, Amaah)

Kasey Palmer (Blackburn, Amaah)

Lewis Baker (Reading, Amaah)

Josh Grant (Yeovil, Amaah)

Cesc Fabregas (Monaco, £8million)

Karlo Ziger (Sutton United, Amaah )

Matt Miazga (Reading, loan)

Victor Moses (Fenerbahce, loan)

Alvaro Morata (Atletico Madrid, loan)

Lucas Piazon (Chievo, loan)

Michy Batshuayi (Crystal Palace, loan)

LIVERPOOL

Yimid: Cidna uma imaan

Tagay:

Dominic Solanke (Bournemouth, £19m)

Nathaniel Clyne (Bournemouth, loan)

Ovie Ejaria (Reading, loan)

Kamil Grabara (AGF Aarhus, loan)

Lazar Markovic (Fulham, undisclosed fee)

MANCHESTER CITY

Yimid:

Zack Steffen (Columbus Crew, £7m)

Ante Palaversa (Hadjuk Split, Lacago aan la shaacin)

Tagay:

Anthony Caceres (Sydney FC, Amaah)

Brahim Diaz (Real Madrid, marka hore £15.5m, waxay lacagta gaari kartaa ilaa £22m)

Luke Bolton (Wycombe, loan)

Ed Francis (Wolves, Lacago aan la shaacin)

Rabbi Matondo (Schalke, £10m)

Yangel Herrera (Huesca, Amaah)

MANCHESTER UNITED

Yimid: Cidna uma imaan

Tagay:

Ethan Hamilton (Manchester United, Amaah)

Regan Poole (Newport, Amaah)

Ro-Shaun Williams (Shrewsbury, Amaah)

Matty Willock (Crawley, Amaah)

Zak Dearnley (Oldham, Amaah)

Tom Sang (AFC Fylde, Amaah)

Joel Pereira (KV Kortrijk, Amaah)

TOTTENHAM

Yimid: Cidna uma imaan

Tagay: Jaden Brown (Huddersfield, beeca xorta ah)

Mousa Dembele (Guangzhou R&F, Lacago aan la shaacin).

Georges-Kevin Nkoudou (Monaco, Amaah)

saabtv

Share
Published by
saabtv

Recent Posts

Dalka Jabuuti oo Tijaabiyey Dayax-gacmeedkii u horeeyey

Dalka Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay ee uu dalkaasi yeesho, kaas…

6 months ago

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Mawqifkooda Dagaalka Gaza

Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan…

6 months ago

Itoobiya oo Mar kale Caddaysay sida ay u Doonayso inay Bad ku hesho

Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in qorshaha ay dawlad ahaan ku doonayaan inay heleen meel ay…

6 months ago

Ajandaha Golaha Guurtida iyo qodobada xaasaasi ah ee ku jira

Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka kooban 12 qodob, ayaa waxa ku…

6 months ago

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qaybgalay 30-Guurada Kasoo Wareegtay Aas-Aaskii Ciidanka Booliska.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo…

6 months ago

Somaliland oo maanta Xukun Dil ah ku Fulisay Shan Nin oo lagu helay dambiyo ah inay hore dilal uga gaysteen gudaha dalka

Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo…

6 months ago