Xukuumadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Laba Qof Oo Laga Helay Cudurka Coronaviru

Hargeysa (Saabtv) – Xukuumadda Soomaaliland ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday In Laba Qof oo Ku Kala Nool Magaalooyinka Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil iyo Burco ee Gobolka Togdheer laga helay Cudurka Caronavirus ama Covid 19.

Sidaas waxa Goor dhaweyd warbaahinta Maxalliga ah u xaqiijiyay Wasiirka  Wasaaradda Caafimaad Cumar Cali Cabdilaahi.

Wasiirku waxa uu sheegay nin dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka China oo jooga Magaaladda Berbera laga helay cudurkaasi, halka qofka kalena uu sito dhalashada wadanka Ingiriiska.

Wasiir Cumar Cali waxa uu intaasi ku daray in sidaasi lagu ogaaday ka dib markii shaybaadhkooda loo diray wadanka Kenya, halkaas oo lagu soo xaqiijiyay.

 

Ahmed Mohamud

Share
Published by
Ahmed Mohamud

Recent Posts

Dalka Jabuuti oo Tijaabiyey Dayax-gacmeedkii u horeeyey

Dalka Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay ee uu dalkaasi yeesho, kaas…

6 months ago

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Mawqifkooda Dagaalka Gaza

Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan…

6 months ago

Itoobiya oo Mar kale Caddaysay sida ay u Doonayso inay Bad ku hesho

Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in qorshaha ay dawlad ahaan ku doonayaan inay heleen meel ay…

6 months ago

Ajandaha Golaha Guurtida iyo qodobada xaasaasi ah ee ku jira

Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka kooban 12 qodob, ayaa waxa ku…

6 months ago

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qaybgalay 30-Guurada Kasoo Wareegtay Aas-Aaskii Ciidanka Booliska.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo…

6 months ago

Somaliland oo maanta Xukun Dil ah ku Fulisay Shan Nin oo lagu helay dambiyo ah inay hore dilal uga gaysteen gudaha dalka

Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo…

6 months ago