Categories: Wararka

Ururka Midowga Afrika ayaa dhaleeceeyay dhaarintii Railla Odinga

 

 

Guddoomiyaha golaha midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa war uu soo dhigay baraha bulshada waxa uu ku sheegay in uu si dhow ula socdo xaaladda Kenya isla markaana aan la aqbali Karin tallaabadan.

Moussa Faki Mahamat ayaa intaa raaciyay in Midowga Afrika ay ku kalsoon yihiin kormeerayaasha doorashooyinka ee uu hoggaaminayay madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika, Thabo Mbeki natiijadaas oo ay ansixisay Maxkamadda Sare ee dalka Kenya.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in dhammaan tallaabooyinkani ay kasoo hor jeedaan axdiga dimoqraadiga ee qaaradda Afrika iyo qaanuunka ugu degsan doorashooyin isla markaana aysan aqbali doonin wixii ka soo horjeeda dastuurka

saabtv

Share
Published by
saabtv

Recent Posts

Dalka Jabuuti oo Tijaabiyey Dayax-gacmeedkii u horeeyey

Dalka Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay ee uu dalkaasi yeesho, kaas…

6 months ago

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Mawqifkooda Dagaalka Gaza

Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan…

6 months ago

Itoobiya oo Mar kale Caddaysay sida ay u Doonayso inay Bad ku hesho

Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in qorshaha ay dawlad ahaan ku doonayaan inay heleen meel ay…

6 months ago

Ajandaha Golaha Guurtida iyo qodobada xaasaasi ah ee ku jira

Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka kooban 12 qodob, ayaa waxa ku…

6 months ago

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qaybgalay 30-Guurada Kasoo Wareegtay Aas-Aaskii Ciidanka Booliska.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo…

6 months ago

Somaliland oo maanta Xukun Dil ah ku Fulisay Shan Nin oo lagu helay dambiyo ah inay hore dilal uga gaysteen gudaha dalka

Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo…

6 months ago