Tirada dhimashada ayaa sii kordhaysa gudaha dalka Maraykanka kadib toogasho wadareed ka dhacday Texas.
Inta la xaqiijiyay dhimashada ayaa maraysa 21 caruur ah iyo sidoo kale dhaawaca tiro kale oo aan illaa hadda la xaqiijin.
Toogashadan waxa gaystay wiil da’diisu tahay 18-jir oo ku noolaa agagaarka magaalada Uvalde ee gobolka Texas oo toogashadu ka dhacday. Booliska ayaa la rumaysan yahay in isagana ay xabbad ku dileen.
Maraykanka waxa caan ka ah toogasho wadareedka ay gaystaan dadka hubyasani iyadoo dadku hub badan haystaan.
Dalka Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay ee uu dalkaasi yeesho, kaas…
Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan…
Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in qorshaha ay dawlad ahaan ku doonayaan inay heleen meel ay…
Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka kooban 12 qodob, ayaa waxa ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo…
Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo…