Koonfur Afrika: Bilayska Oo Weeraray Guriga Qoyska Gupta

Xubno ka mid ah qoysaska caanka ah Ee Koonfur Africa  ayaa lagu eedeeyay inay xiriir saaxiibtinimo la yeesheen Madaxweyne Zuma si ay u hantiyaan maaliyad.

 

Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Bilayska Koonfur Afrika Ayaa Xidhay Waddooyin Ku Yaalla Aqalka Ganacsatada Saaxiibada Jacob Zuma Oo Ku Yaala Johannesburg

.

Afhayeenka Bilayska Hangwani Mulaudzi Ayaan Si Dhakhso Ah Looga Helin Warar, Balse Warbaahintu Waxay Kasoo Xigatay Isaga Oo Sheegaya In Bilaysku Ay Qayb Ka Ahaayeen Weerarka.

 

War-Saxaafadeedka Ayaa Intaa Ku Daray In Laba Qof La Xidhay Subaxnimadii Hore Ee Saaka

 

Xubno Ka Tirsan Qoyska Gupta Waxaa Lagu Eedeeyay Inay Isticmaalaan Madaxwayne Zuma Si Ay U Hantiyaan Maaliyadeed.

 

Guptas Iyo Zuma Ayaa Diidaya Wax Kasta Oo Khalad Ah.

 

Zuma Ayaa Laga Codsaday In Uu Is Casilo Xisbiga (Anc) Ayaa Maalmihii U Danbeeyay Cadaadis Xoogan Ku Hayay Madaxwayne Zuma Balse Zuma Ayaa Ka Biya Diiday

 

Saraakiisha Ayaa Sheegay In Zuma La Filayo In Uu Ka Jawaabo Arbacada,

 

Zuma Oo Sagaal Sanadood Oo Xafiiska Joogay Ayaa Lagu Dhaleeceeyay Fadeexado Iyo Musuq Maasuq

 

 

 

 

NAGULA SAXIIB:

Facebook : https://www.facebook.com/saabtv
Website : https://www.saabtv.com/
Twitter : https://twitter.com/tvsaab

saabtv

Share
Published by
saabtv

Recent Posts

Dalka Jabuuti oo Tijaabiyey Dayax-gacmeedkii u horeeyey

Dalka Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay ee uu dalkaasi yeesho, kaas…

5 months ago

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Mawqifkooda Dagaalka Gaza

Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan…

5 months ago

Itoobiya oo Mar kale Caddaysay sida ay u Doonayso inay Bad ku hesho

Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in qorshaha ay dawlad ahaan ku doonayaan inay heleen meel ay…

6 months ago

Ajandaha Golaha Guurtida iyo qodobada xaasaasi ah ee ku jira

Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka kooban 12 qodob, ayaa waxa ku…

6 months ago

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qaybgalay 30-Guurada Kasoo Wareegtay Aas-Aaskii Ciidanka Booliska.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo…

6 months ago

Somaliland oo maanta Xukun Dil ah ku Fulisay Shan Nin oo lagu helay dambiyo ah inay hore dilal uga gaysteen gudaha dalka

Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo…

6 months ago