UEFA ayaa goordhow shaacisay jadwalka kulamada wareega 4 dhamaadka ee Champions League iyo maalinta ay koox walba ciyaari doonto wareega 4 iyada oo lugta 1-aad ee semi-finalka champions League la ciyaari doono 24 bisha April oo ku beegan Salaasa iyo 25 April oo ku beegan Arbaca halka lugta 2-aad la ciyaari doono 1 iyo 2 bisha May.
Liverpool Vs Roma: 24 bisha April
Bayern Munich Vs Real Madrid: 25 bisha April
Real Madrid Vs Bayern Munich: 1 bisha May
Roma Vs Liverpool: 2 bisha Ma
Dalka Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay ee uu dalkaasi yeesho, kaas…
Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan…
Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in qorshaha ay dawlad ahaan ku doonayaan inay heleen meel ay…
Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka kooban 12 qodob, ayaa waxa ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo…
Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo…