War-Saxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Sacuudiga ayaa lagu sheegay in Diyaarad ay leeyihiin Millateriga Cirka ee Sacuudiga ay ku burburtay waqooyiga dalkaasi xilli ay hawl gal tababar ku jirtay.
Masuul ka tirsan Wasaaradda Difaaca Sacuudiga ayaa sheegay in shilkaasi uu ku geeriyooday duuliyihii Diyaaradaasi,waxaana warku intaa ku daray in haatan aay socota baadhista sababta shilkaasi.
Diyaaradda oo nuuceedu ahaa HOK ayaa ka mid ahayd Nuucyada tababarka ee Ciidammada Sacuudigu isticmaalaan.
Dalka Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay ee uu dalkaasi yeesho, kaas…
Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan…
Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in qorshaha ay dawlad ahaan ku doonayaan inay heleen meel ay…
Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka kooban 12 qodob, ayaa waxa ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo…
Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo…