Dhaawac Xalay Soo Gaadhay Ciyaar Yahanka Reer Masar Ee Mo Saalax Oo Laga Dayrinaayo

Laacibka Kubadda Cagta Ee U Dhashay Dalka Masar Maxamed Salaax Ee U Dheela Kooxda Liverpool Oo Xalay Garabka Si Daran Uga Dhaawacmay Ciyaartii Kama Dambaysta Ahayd Ee Dhexmartay Kooxdiisa Iyo Real Madrid Ayaa Ku Jira Cisbitaal,

Tababaraha Kooxda Liverpool, Jurgen Klopp Ayaa Yidhi “Dhaawaca Waa Mid aad U Daran”.

Salaax Ayaa Waxaa Hirdi Ay Foodda Is Dareen Sergio Ramos Oo Hormuudka Kooxda Real Madrid , Iyada Oo Marka Ay Dhulka Iskula Dhaceen Ay Gacanta U Hoos Martay.

Xidhiidhka Kubbadda Cagta Ee Masar Ayaa Sheegay In Ay Rajaynayaan In Maxamed Salaax Ay U Suur-Tagali Doonto In Uu U Safto Xulka Dalkiisa, Kana Qeybgalo Koobka Adduunka.

Ugu Danbeyntii Kooxda Real Madrid Ayaa Markii 13aad Ku Guuleystay Koobka UEFA Champions League Kaddib Markii Ay 3-1 Ku Dhufteen Xiddigaha Liverpool.

Dad Badan Ayaa Rumeysan In Guuldarada Liverpool Xalay Ka Soo Gaartay Cayaarta Ay Sabab U Tahay Maqnaashaha Laacibkoodii Weynaa Saalax Oo Markii Uu Cayaarta Ka Sii Baxayay Taageerayaashu Ka Muujiyeen Niyad Jab Weyn Iyaga Oo U Muuqday Kuwa Sii Saadaalinaya Waxa Ay Cayaartu Ku Danbeyn Doonto.

saabtv

Share
Published by
saabtv

Recent Posts

Dalka Jabuuti oo Tijaabiyey Dayax-gacmeedkii u horeeyey

Dalka Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay ee uu dalkaasi yeesho, kaas…

6 months ago

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Mawqifkooda Dagaalka Gaza

Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan…

6 months ago

Itoobiya oo Mar kale Caddaysay sida ay u Doonayso inay Bad ku hesho

Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in qorshaha ay dawlad ahaan ku doonayaan inay heleen meel ay…

6 months ago

Ajandaha Golaha Guurtida iyo qodobada xaasaasi ah ee ku jira

Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka kooban 12 qodob, ayaa waxa ku…

6 months ago

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qaybgalay 30-Guurada Kasoo Wareegtay Aas-Aaskii Ciidanka Booliska.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo…

6 months ago

Somaliland oo maanta Xukun Dil ah ku Fulisay Shan Nin oo lagu helay dambiyo ah inay hore dilal uga gaysteen gudaha dalka

Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo…

6 months ago