Milatariga Turkiga iyo kuwa isbahaysiga la leh ee Suuriya ayaa ku wareegay magaalada Afrin ee waqooyi galbeed ee Siiriya,
Milatariga ayaa sheegay Maanta in ciidamadu ay afduubteen Afrin sidoo kale waxay xakameeyeen “meelaha muhiimka ah” ee ka jira gobolka ilaa Isniintii.
Kooxda kormeerka ee fadhigeedu yahay UK oo ah hay’adda Xuquuqda Aadanaha (SOHR) ayaa xaqiijisay in Ciidamada Turkiga ay ku hareeraysan yihiin Afrin.
Turkiga – oo ay weheliyaan mucaarad fara badan oo Suuriyaan ah ayaa bilaabay bishii Janaayo in ay hawlgal hawada ah ka fuliyaan Afrin ee waqooyi galbeed ee Suuriya si ay uga guuleystaan dagaalyahanada Kurdish People Protection Units (YPG)
Dalka Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay ee uu dalkaasi yeesho, kaas…
Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan…
Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in qorshaha ay dawlad ahaan ku doonayaan inay heleen meel ay…
Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka kooban 12 qodob, ayaa waxa ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo…
Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo…