Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah talada ula wareegaya maalinta beerri ah sida la qorsheeyay.

Maalinta Isniinta ayuu madaxweyne Xasan Sheekh dib ugu laabanayaa Villa Soomaaliya oo uu ka maqnaa muddo shan sanno ah oo uu dibadda ka joogay.

Wuxuu soo noqday madaxweynaha Soomaaliya sanadihii 2012-2017, isagoo mar kale majaraha u qabanaya dalka.

Munaasibad ballaadhan ayaa la filayaa in uu madaxweynaha talada wareejinayaa Farmaajo ku sameeyo xil wareejinta berri.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga