Madaxweynaha maamulka Galmudug ee hadda, Axmed Ducaale Geele Xaaf, ayaa wali si adag u diidan dhismaha maamulka cusub ee Galmudug loo dhanyahay oo ay waddo dawladda Soomaaliya.

Xaaf waxa uu ku baaqay in dhammaan la joojiyo hawlaha ka socda magaalada Dhuusamareeb ee maamulka loogu samaynayo Galmudug, kuwaas oo ku tilmaamay in majarihii saxda ahaa laga leexiyay.

War-saxaafadeed uu soo saaray isagoo Gaalkacayo ku sugan ayaa u dhignaa sida:

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga