Weriye Maxamed Xasan Cali ”Weji” oo kamid ah weriyeyaasha ugu magaca dheer geyiga Soomaalida, ayaa ku buka magaalada Hargeysa sida ay sheegayaan warar soo gaadhay telefishanka Saab TV.

Maxamed Xasan Cali ”Weji”, ayaa hadda haya jagada agaasimaha telefishanka qaranka Somaliland, isagoo muddo dheer kasoo shaqaynayay warbaahinta qaranka.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland, Saleebaan Cali Koore, ayaa maanta booqday sida ay werisay warbaahinta afka dawladda ku hadashaa.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga