Lamaane da’doodu tahay siddeetaneeyo sano jir, kuwaas oo isqabay 60 sanno, ayaa dib u midoobay mar kale, kadib markii cudurka Covid-19 uu kala fogeeyay muddo 12 bilood ah.

Waxay ahayd bishii February 20-keedii, markii Stanley and Mavis Harbour, iskugu dambaysay.

Lamaanahani ayaa isku gaclooday 60 sanno kahor, inkasta oo duqu hadda la ciirciirayo asaasaq, balse islaantiisa ayaa markiiba garatay oo dhunkasho kula degdegtay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga