Illaa 10 qof oo Soomaali ah ayaa la sheegay in ay gudaha Uganda ugu dhinteen fayraska Covid-19 iyo macaluul soo food saartay.

Dadka dhintay ayaa waayay gargaar sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanku, waxaana qaxooti ahaan ay ugu nolaayeen Uganda.

Dalka Uganda waxa ka jira xanibaado dhanka isu socodka ah iyadoo dawladdu rabta in ay xakamayso safmarka Covid-19 oo saamayn xun ku yeeshay Uganda oo ah dal faqri ah.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga