Wasaaradda Kalluumaysiga Soomaaliya ayaa beenisay wararka sheegaya in ay lug ku leedahay maraakiibta shisheeye ee xaalufiya kalluunka biyaha Soomaaliya.

War wasaaradda kasoo baxay ayaa lagu sheegay in warkaasi uu waxba kama jiraan yahay, isla markaana lagu dhaawacayo sumcadda wasaaradda.

Dhawaan ayaa urur caalami ah oo arimaha badaha iyo kallumaysiga baadhaa sheegaa in madaxda kalluumaysiga ee Soomaaliya ay qayb ka yihiin xaaulfinta sharci darrada ah ee kalluunka. Global Initiative ayaa Soomaaliya ku eedeeyay in ay shatiyo sharci darro ah bixiso oo ay siiso maraakiibta caalamiga ah.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga