Golaha Doorashooyinka ee Itoobiya ayaa sheegay in xisbiga Barwaaqo ee raysalwasaare Abiy Axmed uu ku guulaystay aqlabiyad baaxad leh kadib doorashooyinkii dhawaan ka dhacay dalkaas.

410 kursi oo ka mid ah 436-da kursi ee baarlamanka federaalka ayuu ku guulaystay xisbiga Barwaaqo, taas oo Abiy Axmed u saamaxaysa in uu 5 sanno oo kale usii taliyo Itoobiya.

Mucaaradka ayaa sheegay in aanay doorashadu ahayn mid daah furan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga