Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa maanta waxay Hargeysa kusoo bandhigeen warbixin dher oo ka hadlaysa danbiyada kala duwan ee sanadkii lasoo dhaafay ka dhacay gudaha deegaanada Somaliland.

Booliska Somaliland ayaa maanta xusaya sanad guurad aaasaaskooda oo ku beegan 28-sanno ka hor.

Tirada dadka la dilay ayaa sanadkii tegay ahaa 98 qof. Kufsiga ahaa ahaa 232 kiis oo kufsi ah. Shilalka gaadiidka oo ahaa 5581 shil, iyo caruurta la tuuro oo la ehlay 40 kiis.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga