Qalaalsaha iyo dagaalka Itoobiya ayaa kasii daraya saacadba ta ka danbaysa iyadoo dagaalamayaasha Tigraygu ay kusoo dhawaanayaan dhanka caasiamdda, sida ay sheegayaan ilo lagu kalsoonaan karo oo warbaahinta gudaha la hadlay.

Ciidamada Oromada iyo kua Tigrayga oo is garabsanaya ayaa raba in ay la wareegaan Addis Ababa iyagoo furimo badan kasoo weeraraya, welina lama oga inta ay u jiraan Addis Ababa, inkasta oo ciidamada qaar ay uga dhawyihiin masaafo 200km ah.

Saaka waxa laga xusayaa Addis ciidamadii ugu horeeyay ee ku dhinta dagaalkii Tigrayga, waxaana sii kordhaya cadaadiska saaran raysalwasaaraha.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga