Magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose waxa ka taagan xiisad colaadeed oo laga dareemayo deegaanka.

Dagaal ayaa shalay ka dhacay gudaha magaalada Baraawe kaas oo uu sababay muran u dhexeeya dadka deegaanka iyo maamulka.

Dadka deegaanka qaar ka mid ah ayaa diidan qaabka loo maamulayo doorashada golaha deegaanka ee Baraawe.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga