Wadamo dhawr ah ayaa lumiyay codka ay ku leeyihiin Qaramada Midoobay, kadib qaadhaanka Golaha oo ay bixin waayeen.

Wadamada Iran, Venezuela iyo Sudan ayaan wax cod ah ku yeelan doonin Qaramada Midoobay.

Wadamada kale ee codkooda lumiyay waa Antigua, Barbuda, Jamhuuriyadda Congo, Guinea, Papua New Guinea iyo Vanuatu.

Soomaaliya ayaa iyadu lahaan doonto codkeeda Qaramada Midoobay xili ay hore ugu jirtay liiskan.

Qaramada Midoobay waxay go’aansatay in wadamo Afrikaan ah oo saddex ah Soomaaliyana ku jirto ay iyagu xaq usii lahaan doonaan in ay codeeyaan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga