Hanti dhawrka Soomaaliya ayaa joojiyay qandaraas uu bixiyay wasiirka ganacsiga ee Soomaaliya, kaas oo shirkad gaar loo leeyahay loogu wareejiyay hubinta tayada badeecadaha Dekedda Muqdisho.

Shirkadda Maru Port ayaa loo saxeexay in ay ka shaqayso hubinta tayada badeecadaha Muqdisho, balse hanti dhawrka Soomaaliya ayaa diiday.

Hanti-dhawrka ayaa sheegay in aan nidaam sax loo marin bixinta qandaraaskaas, hadii uu wasiirka ganacsigu ka dhego adaygana uu la tiigsan doono sharciga.

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga