Hay’adda ayaa soo saartay liiska wadamada iyo sida ay u kala horeeyaa baasaabooradoodu, iyadoo sanadkan is bedel laga dhex arkayay.

Dawladaha Japan iyo Singapure ayaa nqoday alabada waddan ee ugu baasaaboor wanaagsan dunida, iyadoo muwaaidniinta wadamadani ay badi wadamada dunida ku maraan visa la’aan.

Tobanka kaalmood ee ugu horeeya aaya sidan ahaa:

1. Japan, Singapore (192 dal)
2. Germany, South Korea (190)
3. Finland, Italy, Luxembourg, Spain (189)
4. Austria, Denmark, France, Netherlands, Sweden (188)
5. Ireland, Portugal (187)
6. Belgium, New Zealand, Norway, Switzerland, United Kingdom, United States (186)
7. Australia, Canada, Czech Republic, Greece, Malta (185)
8. Poland, Hungary (183)
9. Lithuania, Slovakia (182)
10. Estonia, Latvia, Slovenia (181)

Wadamada Ciraaq iyo Afkaanistaan ayaa ah kuwa ugu liita iyadoo wadamadaas ay kaliya dadkoodu visa la’aan ku safro karaan 26 waddan.

Soomaaliya ayaa weli ka mid ah tobanka ugu liita111-ka dal ee qiimaynta lagu sameeyan waxaana ka hooseeya Soomaaliya 5 waddan, iyadoo muwaadiniinta Soomaaliya ay visa la’aan safri karaan 34 waddan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga