Wada xaajoodyada nukliyeerka ee Iran ayaa u dhaw in heshiis rasmi ah laga gaadho muddooyinka dhaw.

Ilo diblomaasiyadeed ayaa sheegaya in abid halkii wanaagsanayd ay marayaan wada hadaladu, iyadoo dhinacyadu ay iskusoo hdawaadeen ajandayaasha laga doodayna natiijo wanaagsan laga gaadhay.

Saraakiisha labada waddan ee Maraykanka iyo Iran ayaa xusya in ay rajaynayaan in wada hadalada lasoo afjaro kadibna heshiis la gaadho.

Wada hadalada Vienna ka socda ee arimaha nukliyeerka Iran ayaa muddo dheer socday imika iyadoo hore ay dhinacyadu shuruudo badan u kala wateen.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga