Dawladda Ingiriiska ayaa si cad ugasoo hor jeedsatay xukuno dil ah oo dawladda Somaliland ay ku fulisay dad hore u laayay dad kale.

Wakiilka Ingiriiska ee Somaliland ayaa war ay soo saartay waxay ku sheegtay in dawlada Ingiriisku ay mar walba diidantahay in dadka laguy fuliyo xukuno dil ah si kasta oo ay wax u jiraan.

Ingiriiska iyo Wadamada Yurub ayaa aaminsan in aan dadka la dilin balse xabsiyada lagu hayo, arintaas oo kasoo hor jeeda diinta Islaamka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga