Dawladda Uganda ayaa soo rogtay awaamir adag oo ay rabto in ay ku xakamayso fiditaanka caabuqa Covid-19 oo dalkaas mawjad labaadi ay hadda ka jirto.

Qofkii jabiya amarada dawladda waxa la xidhayaa muddo ka badan 2 bilood oo uu xabsiga ku qaadanayo, sida lagu sheegay war kasoo baxay dawladda.

Xafaldaha ayaan loo ogolayn dadka ka badan 20 qof, iyadoo xanibaado kale lasoo rogay oo dhanka socodka iyo isku-imaatinka la xidhiidha.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga