Dhimashada ayaa gaadhay 50 qof diyaaraddii shalay ku burburtay gudaha dalka Filibiin, kadib markii dhaawacyada qaar ay dhinteen.
 
Diyaaraddan oo ciidamo milatari ah siday ayay saarnaayeen 96 qof oo milatari u badnaa waxayna ku dhacday jasiiradda Jolo, kadib mariii ay degi kari wayday.
Dhabaha diyaaradaha ayay ka baxay oo ay qabsan kari wayday iyadoo gacanta ka baxday intaa wixii ka danbeeyay, sidaana ku burburtay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga