Rescuers search for survivors among the rubble of a collapsed building after a powerful earthquake struck Turkey's western coast and parts of Greece, in Izmir, in the early hours of October 31, 2020. - A powerful earthquake hit Turkey and Greece on October 30, killing at least 22 people, levelling buildings and creating a sea surge that flooded streets near the Turkish resort city of Izmir. (Photo by OZAN KOSE / AFP)

Waddanka Turkiga dhul-gariir xooggan ayaa waxaa uu ku dhuftay xeebta Aegean ee dalkaasi iyo dhanka waqooyi ee jasiiradda dhacda Giriigga ee Samos.

Wararku waxay sheegayaan inay ku naf waayeen halkaasi dad gaadhaya 26 qof, halka ay ku dhaawacmeen 800 oo ruux oo kale.

Cabirka dhul-gariirka ayaa lagu sheegayaa inuu ahaa 7.0 cabirka dhul-gariirka, kaas oo ku dhuftay magaalada Izmir ee dalkaasi Turkiga.

Mas’uuliyiinta Izmir, oo ah xarunta gobolka, ayaa hadda samaynaya aag teendho ah oo ay ku xaraynayaan qiyaastii 2,000 oo qof habeenkii, sida ay wararku sheegayaan iyadoo laga cabsi qabo in dhismayaal badan ay dumaan.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga