President Donald Trump speaks in an addresses to the nation from the Oval Office at the White House about the coronavirus Wednesday, March, 11, 2020, in Washington. (Doug Mills/The New York Times via AP, Pool)

Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay in dalkiisa uu si rasmi ah uga joojiyay duulimaadyada uga iman jiray qaaradda Yurub, isagoo ka cararaya faafidda xanuunka Coronavirus oo si xawli ah dunida ugu fidaya.

Wadamada reer Yurub ayuu ku fidayaa caabqua Covird-19, iyadoo dalalka Ingirisiiska, Talyaaniga iyo Faransiiska ay tirada kiisasku kordhayaan.

Illaa muddo 30 maalmood ah ayuu Trump sheegay in uu dalkiisa ka mamnuucay safarada Yurub uga yimaada.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga