Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee dalka Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay dad lagu qiyaasay, 539 qof oo muhaajiriin ah.

Dadkan ayaa ku jiray badda iyagoo saaran doon yar oo kasoo shiraacatay xeebaha dalka Libya.

Waxay ahayd tiradii ugu badnayd ee muddooyinkii dhawaa gasha dalka Talyaaniga, iyadoo ay yaraadeen muhaajiriinta isku biimaysa badda Mediterranean-ka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga