Wasiirada Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa bulshada u baahisay xaaladaha cusub ee kasoo kordhay caabuqa COVID-19.

Wasiirka ayaa 24kii saac ugu danbeesay xaqiijisay 19 xaaladood oo COVID-19 ah iyadoo 18 xaaladood Gobolka Banaadir laga helay, halka 1 xaalad laga helay maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wadarta guud ee xaaladaha caabuqa ayaa ah 601 xaaladood, wax geeri ahna ma jirin maanta.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga