Xukuumadda Somaliland ayaa hakisay qaybo ka mid ah shaqooyinka ay hay’adaha Qaramada Midoobay ka qaban jireen gudaha Somaliland, sida lagu sheegay war kasoo baxay wasiirka qorshaynta qaranka ee Somaliland.

Warka ayaa lagu xusay ‘in dhammaan wada tashiyada iyo shaqooyinka ku aadan mashaariicda laga fulinayo Somaliland ee hay’adaha Qaramada Midoobay la laalay’ illaa inta war danbe uu kasoo baxayo wasaaradda qorshaynta iyo xukuumadda Somaliland.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga