Ciyaaryahanka caanka ah ee Paul Pogba ayaa la sheegayaa in uu si rasmi ah uga fadhiistay xulka qaranka ee Faransiiska, isagoo sababtana ku sheegay madaxweynaha dalkaas.

Pogba ayaa ka cadhooday madaxweynaha Faransiiska oo aflagaadeeyay Islaamka iyo Muslimiinta, arintaas oo cadho xoogani ay ka dhalatay.

Wali ma jiro wax war oo kasoo baxay Paul Pogba balse warbaahinta Faransiiska iyo tan Khaliijka Carabta ayaa ku warantay in dhawaan uu Pogba shaacin doono arintan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga