Waxa goor dhawayd Muqdisho ka furmay Shirka Wada-tashiga ee magaalada Muqdisho oo ay ka qayb galayaan dhammaan madaxda maamul goboleedyada iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir.

Qodobada ugu muhiimsan ee shirka lagaga hadlayo ayaa ah sixida habraacyada, Yareynta saamaynta madaxda maamul goboleedyada,  xulista ergada, kaalimaha SIET, FIET/EDRC iyo sameynta jadwal doorasho oo cusub oo waqtigiisa aan dhaafin.

Wararka kale ee kasoo baxa shirkan kala soco SAABTV.COM

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga