Kooxda alShabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya ayaa sheegatay masuuliyadda weerarkii shalay lagu qaaday deegaanka Lamu.

War kasoo baxay alShabaab ayaa lagu xusay in dagaalamayaadhoodu ay weerarkaas fuliyeen.

Shalay ayay ahayd markii 6 qof lagu dilay weerar ka dhacay deegaanka Lamu, halkaas oo boolisku ay baadhitaan ka wadaan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga