Wararka ka imanaaya Taliska ugu weyn Sirdoonka Soomaaliya ee ”Habar khadiijo” ayaa sida uu kusoo warramayo wariyaha Saab TV Cabdishakuur Maxamed, waxay sheegeen inuu gebi ahaanba cuntadii ka go’ay Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ”Abuu-mansuur”.

Qaar ka mid ah ehelka Sheekh Mukhtaar, oo la hadlay warbaahinta gudaha ee dalka Soomaaliya, ayaa sheegay inu maalintii sad.exaad uu cuntada ka soomay wadadkani sababo u ku sheegay inu caddaalada darro ku xidhan yahay.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga