War kasoo baxay wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in maalinta Khamiista ee soo cotoa la fasaxya dhammaan shaqaalaha dawladda ee kala duwan.

Khamiista oo bishu tahay 29 ayaa ku beegan maalintii uu dhashay nabi Muxammed NNKH, waxaana fasax galaya shaqaalaha oo dhan, marka laga reebo xafiisyo kooban.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga