Raysalwasaaraha dalka Ingiriiska ayaa xaladiisa caafimaad ay xumaatay kadib markii lagu arkay astaamaha caabuqa Covid-19, waxaana la dhigay cisbitaalka.

Boris Johnson oo 55-jir ah ayaa hore looga helay xanuunkan dilaaga ah, waxuuna hadda ku jiraa qaybta gargaarka degdega ah oo caafimaafkiisa lagula tacaalayo.

Madaxda dunida ayaa taageero u muujiyay, waxaana ka mid ahaa madaxweynayaasha Maraykanka iyo Faransiiska.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga