German Chancellor Angela Merkel speaks at a press conference about coronavirus, in Berlin, Sunday, March 22, 2020. German authorities have issued a ban on more than two people meeting outside of their homes, which they believe will be easier to follow than locking people in their homes. The vast majority of people recover from the new coronavirus. According to the World Health Organization, most people recover in about two to six weeks, depending on the severity of the illness. (Michael Kappeler/Pool photo via AP)

Haweenayda raysalwaasaraha ka ah dalka Jarmalka ee Angela Merkel ayaa la galiyay xaalad karantiin ah iyadoo lagu hayo meel gaar ah, kadib markii ay la kulantay dhakhtar hadda laga helay caabuqa dilaaga ah ee Coronavirus.

Warkeeda ayaa yimi wax yar kadib markii ay jeedisay khudbad ku aadan xaaladda Covid-19 ee muwaadiniinta Jarmalka iyo guud ahaan dalka.

Haweenaydan 65-jirka ah ayaa hadda loo qaaday gurigeeda halkaas oo maalmaha soo socda lagu hayn doono, lagulana socon doono xaaladeeda caafimaad.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga