Raiisel wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa booqashadii qorshaysanayd ee uu ku tagi lahaa Imaaraatka Carabta (UAE) khamiistii joojiyay sida ay ku warrantay idaacada guud ee Israel ee Kan.

Illaa haatan Israel iyo UAE midkoodna si rasmi ah uma uu xaqiijin in booqashadan oo ah tii ugu horreysay ee uu ra’iisul wasaare Israa’iil ka socdaa ku tago dal ku yaalla Khaliijka Carbeed. 

Israel ayaa xidhiidh rasmi ah la samaysatay Imaaraadka iyo Bahrain bishii Sebtember ee sannadkii la soo dhaafay, heshiisyo uu gadhwadeen ka ahaa Mareykanku, gaar ahaan maamulkii madaxwayne Trump.

SAAB TV, isha Xogta laga helo.

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga