‘Mekelle oo ay qabsadeen ciidamada Abiy’

Magaalada Mekelle ee caasimadda Tigrayga Itoobiya ayay la wareegeen ciidamada Abiy Axmed, sida uu bartiisa Twitterka ku sheegay raysalwasaaruhu.

Abiy Axmed waxa uu xusay in ay si buuxda ula wareegeen madaarka, xafiisyada dawladda iyo guud ahaan magaalada Mekelle.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka Tigrayga.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga