Maxkamada Cidamada Qalabka Sida Ee gobalka Hiiraan Ayaa Manta U Farisatay Kiiska Dacwada Dilki Allaaha U Naxariste Taliyahi Qeybta Boliska Ee Gobalka Hiiraan Col Maxamed Macoow Xalane Oo 11 Bishi June Ee Sanaadkan Ku Geriyooday Isgoyska Kalabeyr.

Maxkamada Ayaa Dhageysatay Sida Ay Wax U Dhaceen Iyado Goobta Lagu So Bandhigay Edeysanayaal Ku Edaysan Dilka Marxuumka.

Gudomiyaha Maxkamada Ayana Ugu Dambeeyn Ku Dhawaqay In Maxkamada Xiran Tahay Lona Balamay Kulan Kale.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga