Madaxweynaha galmudug axmed ducaale geele xaaf oo shalay tagay magaalada hobyo ee gobalka mudug ayaa maanta hadal ka jeediyay shirka mid ka mid ah beelaha galmudug ugu socodo magaalada hobyo

madaxweyne xaaf ayaa soo hadal qaaday shirka dib u heshisinta galmudug ee dhuusmareeb waxaana uu sheegay in aysan shir dib u heshiisin ka jirin dhuusmareeb oo ay tahy siminaar sida u hadalka u dhigay wuxuu sheegay in dowladda ay ku fashinta arimaha xalinta dabshada beelaha islamarkaana ay jiraan wali tabsho ay qabaan inta badan beelaha dagan Maamulka galmudug.

Mr xaaf ayaa yidhi galmudug wasiiro xildhibaano madaxweyne iyo dowladda galmudug oo dhan ayaa dhisan laakin dowladda dhaxe ayaan ugu yar kaadinay xalinta hayeeshee wali waxbo kama aysan Qabanin.

Xaaf sii Wata hadalka ayaa yidhi galmudug dhab u heshiisin ayay rabtaa ee simnaar ma rabto

Hadalka madaxweynaha galmudug axmed ducaale geele xaaf ayaa imaanaya xili ay wali jirto kala aragti duwanan ka jiro maamulka dhuusmareeb iyo in dowladda ay wali wado dadaalo lagu xalinayo xiisaddaha ka taagan galmudug.

Sidoo kale waxaan la ogeeyan wax badalay Mawqifkii maxadweyne xaaf ee uu hore u Sheegay in Dowladda uu u wakiishay dhismaha galmudug.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga