Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimadda ah, marka laga reebo madaxweynaha Jubaland.

Deni, Qoorqoor, Laftagareen iyo Guudlaawe waxa la sheegay in sababta ay u joogaan Muqdisho ay tahay in ay goob joog ka noqdaan doorashada guddoonka baarlamanka.

Weli Jubaland iyo Hirshabeele ayay ku hadhsan yihiin kuraas ka mid ah baarlamanku, halka la qorsheeyay in kuraas dhawr ahna lagu celiyo doorashadooda.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga