Dawladda Ruushka ayaa mar kale qaaday duullaan xoogan oo ka dhan ah ciidamada Yukrayn, iyadoo imika dagaalo ka bilawday gobolka Donbas.

Qaybo badan oo ka mid ah Donbas ayay duqeeyeen ciidamada Ruushku, sida uu sheegay madaxweynaha Yukrayn.

Waa weerarkii ugu xooganaa tan iyo intii uu Ruushku bilaabay dib u gurashada.

Yukrayn waxay dalbatay mar kale in ay ku biirto Yurub.

Qaramada Midoobay waxay dadka ku baro kacay dagaalka ku sheegtay ku dhawaad 5 million oo qof.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga