Ciidamada Ruushku waxay wakhti kale siiyeen ciidamada Yukrayn ee difaaca kaga jira magaalada Mariupol ee dekedda ah.

Badi Mariupol waxa gacanta ku haya Ruushka balse ciidamo Yukrayn ah ayaa is-difaac ku jira.

Dagaalka Donbas ayaa galay maalintii labaad waana dagaal aan waxba la iskula hadhin oo ciidamada Ruushkuna ay awood xoogan u isticmaalayaan.

Dawladda Ruushku waxay ku warantay in ay gacanta ku dhigo doonto gobolka Donbas.

Galbeedku wacay balan qaadeen hub badan oo dheeraad ah si ciidamada Yukrayn .

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga